Home

view:  full / summary

Cristiano Ronaldo: Ma Fahmin Sida Ay FIFA U Bixiso Abaalmarinta Laacibka Adduunka.

Posted on January 12, 2011 at 5:23 AM Comments comments (0)

Laacibka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku faraxsanaa in Jose Mourinho loo magacaabo tababaraha ugu fiican aduunka ee sanadkii tagay, balse waxa uu cadaalad darro u arkaa in Casillas uusanku jirin seddexdii laacib ee finalka abaalmarinta FIFA Ballon d’Or soo gaartay.

Read Full Post »

Kooxda Liverpool Oo Ku Doonaysa ?15m Weeraryahanka Kooxda Ajax Luis Suarez.

Posted on January 12, 2011 at 5:22 AM Comments comments (1)

Kooxda Liverpool ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa u gaartay lacag gaareysa €15malyan oo Yuuro ah weeraryahanka kooxda Ajax ee Luis Suarez, hase yeeshee kooxda ka dhisan dalka Holland ee Ajax ayaa dalbanaysa qiime intaa ka sareeya oo dhan €25malyan sida ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta caalamka.

Read Full Post »

Shuan Wright-Phillips Oo Qarka U Saaran Inuu Ku Biiro Kooxda Fulham.

Posted on January 12, 2011 at 5:20 AM

Shaun Wright-Phillips ayaa u dhow inuu oggolaado heshiis uu si amaah ah muddo lix bilood ah uu ugu wareegayo kooxda Fulham ee ka dhisan dalka Ingiriiska sida ay daabacday Goal.com Uk.

Kooxda Fulham ee ka dhisan magaalada London ayaa wadahadalo kula jirto kooxda Manchester City iyadoo kooxda Manchester City ay door bideyso in laga siiyo ciyaaryahankan lacag gaareysa £4 million.

Hase yeeshee Goal.com UK ayaa sheegeysa i...

Read Full Post »

Arsene Wenger Oo Sheegay In Arsenal Ay Dooneyso Inay Difaac Soo Iibsato.

Posted on January 12, 2011 at 5:18 AM

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in Arsenal ay u baahan tahay in ugu yaran hal difaac ah ay soo iibsato si uu uga caawiyo dhibaatooyinka dhaawaca ah ee heysta kooxda Gunners.

Read Full Post »

Qubarada Isboortiga Maxay Ka Yiraahdeen Lionel Messi?

Posted on January 12, 2011 at 5:16 AM

Wargeyska Ingariiska ee Daily Telegaraph aya soo uruuriyay hadaladii ugu badnaa ee laga yiri Leo Messi guud ahaan intii uu kubada ciyaarayay kuwii ugu fiicnaa ama ugu qosolka badnaa, waxaana hadaladaasi oo tiro badnaa aan ka soo qaadanay qaar ka mid ah oo ay sheegeen rag caan ku ah kubada cagta caalamka.

Read Full Post »

Jaraa?id: Inter Milan Oo Lala Xiriirinayo Kaka, Luis Fabiano Iyo Ricardo Montolivo.

Posted on December 25, 2010 at 8:32 AM

Tababaraha cusub ee kooxda Inter Leonardo ma qaban doono xilkaasi ilaa 29 December oo uu kooxda si toos ah ugu biirayo, balse shaqadiisii dhinaca kala iibsashada ciyaartoyda wuuba guda galay.

Jaraa’id: In...

Read Full Post »

Maxaad Ka Taqanaa Tababaraha Cusub Ee Inter Milan Leonardo??

Posted on December 25, 2010 at 8:30 AM

Shalay ayay aheyd markii leonardo loo magacaabay tababaraha kooxda horyaalka yurub heysta ee Inter Milan, hadaba waxaan idiin soo gudbin doonaa waxyaabo yar yar oo ku saabsan Leonardo ciyaaryahan ahaan iyo shaqooyinkiisii kale.

Read Full Post »

Falanqeynta Kulanka Horyaalka Ingariiska Ee Arsenal Vs Chelsea.

Posted on December 25, 2010 at 8:27 AM

Falaqeynta kulanka todobaadkan ugu adag horyaalka Ingariiska ee dhex mari doona kooxaha ka wada dhisan magaalada London ee Arsenal iyo Chelsea.

Ciyaartii todobaadkii hore la baajiyay e...

Read Full Post »

Valencia Oo Si Aad Ah U Dooneysa Laacibka Da?da Yar Ee Barca Bojan Krikic.

Posted on December 25, 2010 at 8:25 AM

Iyadoo maalmo yar ay ka harsan tahay inuu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa kooxda reer Spain ee Valencia waxa ay aad u dooneysaa inay la soo wareegto weeraryahanka Da’da yar ee kooxda Barcelona Bojan Krikic si ay ugu xoojiso kooxdeyda marka laga soo laabto fasaxa.

Read Full Post »

Carlo Ancelotti: Arsenal Waxa Ay Ka Baqayaan Didier Drogba.

Posted on December 25, 2010 at 8:21 AM Comments comments (0)

Tababaraha kooxda Chelsea Carlo Ancelotti ayaa aaminsan in Arsenal ay ka baqayaan laacibkooda Didier Drogba, marka ay wada ciyaarayaan kulanka horyaalka maalinta isniinta ah.

 

Ciyaaryahanka reer...

Read Full Post »

Agaasimaha isboortiga kooxda Barcelona Andoni Zubizarreta ayaa shaaca ka qaaday in kooxda horyaalka heysata aysan ciyaaryahan kale aysan la saxiixan dooni laga bilaabo haatan ilaa iyo dhamaadka xilli ciyaareed isagoo intaa ku daray in Ibrahim Afellay uu d

Posted on December 25, 2010 at 8:18 AM

Agaasimaha isboortiga kooxda Barcelona Andoni Zubizarreta ayaa shaaca ka qaaday in kooxda horyaalka heysata aysan ciyaaryahan kale aysan la saxiixan dooni laga bilaabo haatan ilaa iyo dhamaadka xilli ciyaareed isagoo intaa ku daray in Ibrahim Afellay uu dhameystiray kooxdooda.

Read Full Post »

Rajadii Beckham Uu Dib Ugu Laaban Lahaa Manchester Oo Burburtay, iyo Arsenal Oo Boos U Weysay.

Posted on December 25, 2010 at 8:17 AM

Rajadii ciyaaryahan David Beckham ee aheyd inuu maalin uu dib ugu laabto kooxdiisii hore ee Manchester United ayay bur burtay ka dib markii Sir alex Fergusen sheegay inuusan dooneynin inuu la saxiixdo halka Arsene wenger uu sheegay inuusan boos u heyn laacibkaasi hore.

Read Full Post »

Jose Mourinho: Waxaan Ahay Tababaraha Caalamka Ugu Fiican.

Posted on December 25, 2010 at 8:14 AM Comments comments (0)

Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho sheegay inay tahay inuu ku guuleysto abaalmarinta tababaraha ugu fiicnaa sanada 2010ka madaama uu seddex koob la soo qaaday kooxda Talyaaniga ee Inter Milan.

Read Full Post »

Steven Gerrard Iyo Daniel Agger Oo Ciyaari Doona Kulanka Horyaalka Ingariiska Ee Blackpool iyo Liverpool.

Posted on December 24, 2010 at 1:36 AM Comments comments (0)

Tababaraha kooxda Liverpool  Roy Hodgson ayaa xaqiijiyay in labada ciyaaryaha ee kala ah kabtan  Steven Gerrard iyo Daniel Agger ay ka soo kabsadeen dhaawacii ay qabeen islamarkaana ay diyaar yihiin kulanka ay la leeyihiin todobaadkan ee Blackpool.


Read Full Post »

Laacibka Cusub Ee Kooxda Barcelona Ibrahim Afellay Oo Barcelona Tagay.

Posted on December 24, 2010 at 1:31 AM

Ciyaaryahankii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedkan soo iibsato kooxda Barcelona Ibrahim Afellay ayaa tagay xarunta kooxda si uu heshiiska qalinka ugu duugo islamrkaan u booqdo garoonka Camp Nou.


Read Full Post »

Carlo Anceloti: Ciyaartoydeyda Waa Sugi La?yihiin Kulanka Isniinta Ee Arsenal.

Posted on December 24, 2010 at 1:27 AM

Tababaraha kooxda Carlo Ancelotti ayaa aaminsan in kooxdiisa ay sugi la’yihiin kulanka Arsenal ee Isniinta madaama aysan ciyaarin muddo labo todobaad ah.


Read Full Post »

Messi Oo Sheegay Inay Adag Tahay Inuu Dib Ugu Guuleysto Laacibka Adduunka Sannadkan.

Posted on December 24, 2010 at 1:25 AM

Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi oo maanta dib ugu laabtay dalkiisa Argentina si uu halkaasi fasaxa ugu soo qaato ayaa sheegay inay adag tahay sanadkaan uu dib ugu guuleyto abaalmarinta FIFA Ballon d’Or isagoo u waramyay wariyayaashii kula kulmay garoonka Buenos Aires.


Read Full Post »

Maxaa sababay ceyrintii tababare Rafa Benitez ee kooxda Inter 10 arrin oo lo sababay??

Posted on December 24, 2010 at 1:13 AM Comments comments (0)

Maxaa sababay ceyrintii tababare Rafa Benitez ee kooxda Inter 10 arrin oo lo sababay???

Kooxda inter ayaa sheegtay inay ceyrisay tababare Rafa Benitez kadib markii uu kooxda ku sugnaa 6 bilood oo kaliya.

Kooxda inter waxay u mahad celisay mudadii uu kooxda ku sugnaa macalinka reer Spain oo la wareegay kooxda ah horyaalka talyaaniga,yurub iyo adduunka ee inter kadib koobka adduunka.

Hadaba waxaa warbixintaan kusoo bandhigaynaa 10 arrin oo loo sababay ceyrinti...

Read Full Post »

Gobolada Banaadir iyo Mudug oo u soo baxay wareega 2-aad iyo xulalka Gedo iyo Sool oo isaga haray tartanka gobolada.

Posted on December 24, 2010 at 1:08 AM

Ciyaaro aad u adag ayaa maanta dhexmaray xulalka kubada cagta ee gobolada Sool iyo Mudug, Banaadir iyo Gedo, kuwaasi oo ciyaarahoodu ay ku soo gabagaboobeen guul iyo guuldarro.

 

Ciyaaraha galabta dhexmaray Group-ka B, waxaa qeybtii hore is

arkey xulalka kubada cagta ee Sool iyo Mudug, kuwaasi oo ciyaartoodu

ay ku soo gaba gabowday bareejo 1-1, kadib markii labad...

Read Full Post »

Jubbada hoose oo ka taqalustay Galgaduud.

Posted on December 24, 2010 at 12:58 AM Comments comments (0)

Jubbadda Hoose ayaa u awood sheegatay gobolka Galgaduud markii ay 3-1 dhabarka u saarisay, natiijadaasina waxey rajo wanaagsan u yeeleysaa gobolka Jubbadda Hoose marka loo eego u soo bixitaanka wareega 2aad ee tartanka k/cagta ee gobolada.

Jubbadda Hoose oo sidaan 4 dhibcood ku wadata waxey ciyaarta ugu danbeysa la ciyaari doontaa gobolka Sanaag oo 3 dhibcood wadata.

Galgaduud oo 3 dhibcood wadata waxey ciyaarta ugu danbey...

Read Full Post »

Rss_feed